Marka bundle-kaaga internet-ka uu dhaco, data-da bundle-ka si toos ah ayey u istaageysaa, xitaa haddii ay MBs ka hareen.
Haddii aad leedahay balance caadi ah oo mobile data uu shidan yahay, isticmaalka internet-ka wuu sii soconayaa waxaana lagaa jarayaa balance-kaaga qiimaha caadiga ah ee data-da. Haddii uusan balance jirin, internet-ka mobilka wuu istaagayaa ilaa aad recharge sameyso ama aad bundle cusub iibsato.
Si aad uga fogaato hakad, iibso bundle cusub ka hor inta uusan dhicin ama ka hubi xaaladda Somtel SuperApp → Active Bundles.
Waxaad sidoo kale garaaci kartaa:
• *999# (65/66)
• *121# (62)
Data bundles-ku waxay ka shaqeeyaan gudaha dalka oo keliya mana shaqeeyaan marka roaming la joogo.
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article