Si aad u aragto taariikhda wareejinta ee DahabPlus:
- Fur app-ka DahabPlus.
- Tag qaybta Transaction History ama Transfer History.
- Waxaad halkaas ka arki kartaa dhammaan lacagihii aad dirtay, oo ay ku jiraan taariikhda, qadarka lacagta, iyo xaaladda macaamilka.
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article