Kaydso waa akoon dhigaal ah oo loogu talo galay in ay macaamiishu ku keydsadaan lacago keyd ah oo muddeysan • Muddooyinka adeegga Keydso:-
1. Hal Bil
2. Saddax Bil
3. Lix Bil
4. Sannad
Qaabka lagu galo adeegga Keydso – Garaac short code ka *232# kaddibna raac tilmaamaha.
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article