Sideen u sugi karaa amniga( secure )akoonkayga DahabPlus?

Modified on Thu, 25 Jun at 2:37 PM

 

si aad u sugtid  amniga( secure )akoonkayga DahabPlus same talaboyinkan

  • Isticmaal password xooggan oo gaar ah.
  • Ha la wadaagin password-kaaga, PIN-ka, ama OTP qof kale.
  • Daar dhammaan astaamaha amniga sida xaqiijinta OTP.
  • Had iyo jeer ka bax (log out) app-ka kadib isticmaalka, gaar ahaan qalabka la wadaago.
  • Cusboonaysii taleefankaaga iyo app-ka DahabPlus noociisa ugu dambeeyay.
  • Ka fogow isticmaalka Wi-Fi dadweyne ama aan ammaan ahayn.
  • Si degdeg ah ula xiriir Taageerada DahabPlus haddii aad aragto wax shaki ah.

Was this article helpful?

That’s Great!

Thank you for your feedback

Sorry! We couldn't be helpful

Thank you for your feedback

Let us know how can we improve this article!

Select at least one of the reasons
CAPTCHA verification is required.

Feedback sent

We appreciate your effort and will try to fix the article