DahabPlus waa madal ammaan ah oo loogu talagalay dirista iyo helista lacagaha dijitaalka ah, waxaana maamusha Dahabshiil group. Waxay u sahlaysaa macaamiisha inay si degdeg ah, fudud, oo ammaan ah ugu diraan uguna helaan lacagaha iyagoo adeegsanaya madal online ah, taasoo ka caawinaysa inay xiriir la yeeshaan qoysaskooda, asxaabtooda, iyo la-hawlgalayaashooda ganacsi ee ku kala sugan dunida dacalladeeda.
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article