Data-da waxay si degdeg ah u dhammaan kartaa sababtoo ah isticmaal badan iyo adeegyada ku socda background-ka.
Sababaha ugu badan:
- Daawashada video (YouTube, TikTok, Facebook iwm)
- Apps ku shaqaynaya background
- Auto-updates iyo syncing
- Hotspot la wadaago qalab kale
- Tayada sare ee video/soo dejin waaweyn (HD iwm)
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article