Waa maxay Dahab Plus?

Modified on Sun, 16 Aug at 8:58 AM

DahabPlus waa madal dijitaal ah oo ammaan ah oo lacagaha lagu diro laguna helo, taas oo ay bixiso Dahabshiil Group. Waxay macaamiisha u saamaxdaa inay si degdeg ah, fudud, oo ammaan ah lacag u diraan una helaan, iyagoo adeegsanaya madal online ah. Waxay sidoo kale ka caawisaa macaamiisha inay si fudud ula xiriiraan qoysaskooda, asxaabtooda, iyo ganacsatada adduunka oo dhan.

Waxaad sidoo kale lambarkaaga eDahab ku xiriirin kartaa akoonkaaga DahabPlus si aad uga faa’iidaysato adeegyada eDahab ee la taageero.

Was this article helpful?

That’s Great!

Thank you for your feedback

Sorry! We couldn't be helpful

Thank you for your feedback

Let us know how can we improve this article!

Select at least one of the reasons
CAPTCHA verification is required.

Feedback sent

We appreciate your effort and will try to fix the article