Adeega Dalmar (Roaming) wuxuu kuu ogolaanayaa inaad isticmaasho kaadhkaaga Somtel marka aad dibadda joogto, adigoo ku xirmaya shabakadaha (networks) shirkadaha kale ee dalka aad joogto.
Waxaad isticmaali kartaa:
• Wicitaan (Call) – inaad wacdo ama laguu soo waco
• Fariimo (SMS) – inaad dirto ama hesho fariimo
• Shortcodes (Somtel iyo eDahab) – sida *303# iyo adeegyada kale
Muhiim:
• Waa inaad gacanta ku doorataa network-ka (Manual selection)
• Waa inaad leedahay haraag (balance) ku filan si laguu soo waco ama aad wicitaan u sameyso
• Xirmooyinka internetka ma shaqeeyaan marka Dalmar lagu isticmaalo dibadda
Was this article helpful?
That’s Great!
Thank you for your feedback
Sorry! We couldn't be helpful
Thank you for your feedback
Feedback sent
We appreciate your effort and will try to fix the article