Sidee loo isticmaalaa Adeega Dalmar (Roaming)?

Modified on Fri, 24 Apr at 2:33 PM

Waxaad isticmaali kartaa Dalmar marka aad safar dibadda ah gasho, laakiin waa inaad raacdaa tallaabooyinkan:

Kahor safarka:
• Hubi in SIM ama eSIM-kaagu shaqaynayo
• Hubi inaad leedahay haraag ku filan

Markaad gaarto dalka:
• Geli SIM-ka ama kici eSIM
• Geli settings-ka → Network operators
Gacanta ku dooro shabakadda (Manual operator)
• Sug ilaa signal-ku soo baxo

Markaad ku xirmato:
• Waxaad samayn kartaa wicitaan
• Dirtaa oo heshaa fariimo (SMS)
• Isticmaali kartaa shortcodes (Somtel iyo eDahab)

Muhiim:
• Dalmar si toos ah uma shaqeeyo — waa inaad gacanta ku doorataa shabakadda
• Xirmooyinka internetka ma shaqeeyaan marka Dalmar lagu isticmaalo dibadda
• Qiimaha wuxuu ku xiran yahay dalka iyo shabakadda aad doorato

Was this article helpful?

That’s Great!

Thank you for your feedback

Sorry! We couldn't be helpful

Thank you for your feedback

Let us know how can we improve this article!

Select at least one of the reasons
CAPTCHA verification is required.

Feedback sent

We appreciate your effort and will try to fix the article